Dowlada Itoobiya ka digtay Warar si weyn looga baahiyay Xaalada Abiy Axmed

Baraha bulshada waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay warar sheegaya in xaalada caafimaad ee Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Itoobiya Abiy Axmed laga deerinayo, waxaana warkan si weyn ugu faafay gudaha Itoobiya. Dad u badan mucaaradka Abiy Axmed ayaa si weyn usii faafiyay warkan shakiga lagu galiyay xaalada caafimaad ee Ra’isul Wasaaraha, waxaana warkan dadka uga aragti … Continue reading Dowlada Itoobiya ka digtay Warar si weyn looga baahiyay Xaalada Abiy Axmed